kulanka caawa liverpool haddi ay dhaafto kooxda southampton waxaay talaabo u jirsanaysa hanashada horyaalka balse derbiga hortaagan ayaa ah sidee man city looga raynlaha kulanka astan villa oo u hogaaminayo halyeeygi hore liverpool ee stevan gerrard
liverpool caawa waxay uu baahan tahay guul sida ay u sugto natiijada kulanka city vs astan villa
haddi man city ay badiso kulankas waxaay sidaas ku qaadaysa horyaalka liverpool xitta hadday wada badiso wax micno ah keeni mayso maadama city ay ku xiran tahay badiskeeda ama guuldareeda
wax walba kubada cagta waa ka dhacaan balse inaad is dhigto ayaa daran
southampton wax natiijo ah uma soo kordhinayso badiska ama bareejada
liverpool kana ordi mayso inay dhacdo balse koox kasta waxaa farxad u ah inay ka badiso koox wayn sida liverpool iyaguna jaaniskaas bay gaadayan maadama horyaalku uu dhamaad yahay
Liverpool marwalba waxay sugtaaba waa natiijada kooxda man city taasina ka wal wali mayso oo waxay diirada saaraysa inay guulaysato kulankan
halka man city oo gurigeeda joogta doonayso inay kulankan ku raaxaysato balse galabta tani raaxo kawayn oo waa final
city inta badan waxay ku badaisa goolal badan iyadoona xitaa aysan haysa weerar toosa ama noome
liverpool marka loo eego city waa ay ka halis badan tahay maadama ay joogan werar weerar u fadhiya taasina halis ayey ku tahay koox walba oo ka hor imaanaysa
city galabta guul keliya ayey u baahan tahay xitaa hadii aya jawaan goolal ah firdhiyaan liverpool waxba uma tarayso
liverpool keliya caawa waxaa laga doonaya badis xitaa bareejo maahan haddi ay caawa liverpool kufto waxaa sidaas horyaalka ku qaadaya man city
liver iyo south waxaa ka dhexeeya xiriir aad u fiican waliba dhanka suuqa kala iib siga ah ciyaartoyda ugu badan waxay uga yimaaden liverpool kooxda southampton sida mane, vindijk, shaqiri iyo ciyaartow waweyn oo kale ,
Tags:
Wararka premiere league
