Lewanduzki oo sheegay kooxdu aadi laha sanadkan barcelona iyo man united


 Lewanduzki On barcelona

Lewanduzki  oo sheegay kooxdu aadi laha sanadkan barcelona iyo man united
 

Xiddiga heerka caalami ee kooxda bavaria ayaa isaga tagaaya kooxda madaama uu kulankii ugu danbeeyey macsalaameyey taageraysha

 
Kooxo badan baa ku hardamaay laacibka balse isagu dooqisa waxa weeye kooxda barcelona

Mar la waydiiyey macalinka kooxda kooxda barcelona inuu imaanyo lewanduzki ayuu yiri' aad ban u jecel nahay inaan kooxda ku aragno laacib wayn sida lewanduzki taas oo xoojinaysa xiriirka laacibka iyo kooxda

Lewanduzki on chelsea 

Warka wa war aan inta badan saxafada laga maqal balse qorshaha ugu wayn ee chelsea ayaa ah inay noome kooxda keenta waxayna ka faaidaysanaysa dhaqaalo darada kooxda barcelona oo aan awoodi doonin mushaharka laacibkas


Lukaku ayayey kooxdu u sheegtay inuu fasax yahay taas oo ka dhigay inaay ku raad joogan bedelkiisa 

Lewanduzki on psg

Warka markaad aragta waxay kugu noqon layaab balse waa haddi klyian mbappe u ka baxo psg una dhaqaaqo real madrid in lewanduzki ay qasab tahay inay gacanta ku soo dhigaan taas oo xoojinaysa weerarka waalida ah ee psg 


Balse waa su,aale ya fiican mbappe oo mustaqbal leh iyo lewanduzki oo sii wayelobaya
Jawaabtu waa iska cadahay 

kooxda bayern munich ayaa ka fiirsanaysa inay u dhaqaado laacibka kooxda liverpool haddii ay ku fashilmaan ku guulaysiga horyaalka yurub oo ay u baxayaan kooxda madrid

Bacrelona oo dhaqaalo xumo laylinayso ayuu kusoo wajahan yahay isagana doortay lewandzuki 

kooxda reer Catalan ayaa ku khasban inay fasaxdo ciyaartoy wayeyn sido de jong oo xiiso ka helaaya labada man man city iyo man united 

Barcelona ayaa bixin doonta ku dhowaad 40m si ay u hesho xiddigan halka bayern munich ay ka baqayso inuu sanadka danbe si xor ah kaga tago 
Previous Post Next Post

Contact Form