kooxda kubada cagta ee liverpool ayaa ku soo biirtay xiisaha laacibka kooxda benfica ee Darwin nunez kaas oo dalabaad ka helayey kooxaha man united Arsenal
liverpool ayaa u aragta bedelka laacibka dhowaan ka caraabi raba ee sadio mane kaas oo ku wajahan kooxda bayern munich oo marki ugu horeysay dalab ka gudbisay
kooxda bayern munich ayaa mane ka gudbisay dalab dhan 25m balse liverpool ayaan ku qanacsaneen dalabkaas o waxay sheegtay inay ku fasaxayso xididigeeda ilaa 40M
kooxda arsenal ayaa qandaraska u kordhinaysa laacibka da,da yar ee Gabriel magalheas kaas oo ay xisaynayso kooxda juvantus
kooxda kubaada cagta ee tottenham ayaa u dhaqayasa laacibka kooxda newcastle ee Allan saint-maximin
tottenham ayaa laga dareemaya is xoojin dheeri ah kadib marki ay xaqiijisteen booskodi champions league kaas oo ay ku qaraceen arsenal oo lo arkayey sanadkan inay usoo baxdo horyaalka yurub
kooxda barcelona ayaa sugayasa intu ka dhacaayoqandaraska laacibka kooxda liverpool ee moha salah
moha salah ayaa ku eg heshiiskisa june 2023 ilaa hadana liverpool wax qandaraas ah uma soo bandhigan balse barcelona ayaa ka fakareysa inay si xor ah ku hesho laacibkan
liwanduzki ayaa kooxda bayern munich u sheegay inuu baxaayo xitaaa hadii uusan ku biirin kooxda barcelona oo aad loola xiriirinayo
lewanduzki ayaa u muuqda mid ku biiri kara kooxda barcelona xagaagan xiddigan ayaana si cad u raba inuu ku biiro barcelona
laacibkan ayaa heshiiskisu dhacaya june 2023 waxayna bayern munich ku xujeen barcelona lacag dhan 40m bayern ayaa ka fogaanaysa inay laacibkan ku waydo si xor ah sanadka danbe
Tags:
SUUQA CIYAARHA
