Lal liga Compeonato Nacional De liga Primera Division ) Waa magaca Horyaalka kubadda cagta spain wuxuuna soo jiray ilaa 1929
Qaybta Kowaad waxaa lo yaqaan Primere Diivision oo inta badan lo yaqaan ( Laliga)
Qaybta labaad waxaa lo yaqaan Segunda Devision wuxuuna jiray tan iyo 1997dii waxaana ka qayb qaata 20 koox
Horyaalkii kubadadda cagta ee ugu horreeyey ee spain wuxuu aha Horyaalka kubada cagta ee Catalan ( Campionat de Catalunya ) oo la aasaasay 1901.
Kadib Abuurintaaki La liga Horyaalka kubada cagta catalan wuxuu noqday qaran ama wadan waxaana la joojiyey sanadkii 1940
La liga oo ah Horyaalkii ugu horeeyey ee kubada cagta spain ayaa la aasaasay 1929
xili ciyareedki ugu horeeyey wuxuu bilaanmay febraayo 1929 wuxuuna dhamaaday juun
waqtiga waxay ka koobneyd hal qayb primera Division wuxuuna ka koobna toban naadi
Tirada naadiyada ayaa si kordhaayey marba marka ka danbeeysa waxana 1987 laga dhigay 20 naadi
Qaybta kowaad iyo labaad waxaa la wada aasaasay 1929 iyo 1977
segunda waxaa lo aasaasay si loogu badelo Tercera oo ahaa heerka saddexaad
Horyaalka waakan ugu kubada fiican waana midka ay kasoo baxaan laacibinta ugu wanaagsan ee kubada cagta soo maray
hadaan ku dhaho samay shaxda ugu fiican ee aduunka soo martay 9 ilaa 10 ciyaar yahan waxaad kasoo dhex xulan lahayd horyaalka spain
barcelona iyo real madrid waqti badan kooxuhu aadbay uga cabsan jireen bal waayadan waxaa jirta saxaafad oo buun buunisa horyaalada kan ingiriiska ayaan lo arka inuu yahay kan ugu fiican hadan
Heerarka kubada cagta spain
Kooxda Heer
Primera division ( La liga ) 1
Segunda Division 2
sugunda Divison 3
Tercera Division 4
Kooxaha ugu badan ee ku guulaystay horyaalka spain
Kooxda Ciwaan
Real madrid 35
Barcelona 26
Atletico Madrid 10
Atleico Bilbao 8
Valencia 6
Real sociedad 2
Real Betis 1
Sevilla 1
Deportivo 1
Goal dhaliyaha ugu sareeya horyaalka spain
Leo messi aya ah kan ugu goolasha badan taarikhda horyaalka laliga sidoo kale waa laacibka keliya ee dhaliyey hal xili ciyaared 50 goal
kaalinta labaad waxaa ku jira Cristiano Ronaldo kaas o dhaliyey 311 isagoo saftay 292 kulan uu u ciyaaray koxda Real madrid
goal dhaliyaasha kale oo caanka ee dhaliyey goolal badan waxaa kamid ah
Hugo sanchez 234 goal wuxuuna ciyaarayey intii u dhaxaysay 1981-94 waana mid kamid ah halyeeyada kooxda Madrid
Raul 228 goal wuxuuna ciyaarayey 1994-2010 waana halyey Madridiste ah
Alfredo Di stefano 227 goal 1953-66 waana kan ay ugu jecel yihiin jamahirta malaki
Telma zarra ayaa ayaa xili ciyaaredki 1950-51 dhaliyey 38 goal mmarkaasna kooxoha reer spain waxay ciyaaren keliya 30 kulan
Laacibka ugu safashada badan taarikhda horyaalka spain
Ciyaaryahanka ugu safashada badan waa goolhaiyii hore ee xulka qaranka Andoni Zubizarreta wuxa uu u ciyaaraya inta badan kulamdiisa kooxda barcelona
Guud ahaan waxa uu saftay 622 kulan oo laliga ah waxaana ku xiga ciyaaryahanka Real madrid Raul kaas oo saftay 550 kulan
si aad u hesho warbixino kooban kusoo biir Telagram keena
Tags:
WARARKA LALIGA
