Werar yahanka reer Uruguay ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda liverpool kadib markii u dhamaystay heshiiski shaqsi ahaa
wuxuuna ku baasay tijaaba caafimaadka eee xaruunta tababarka ee AXA iyado ku qaraacday kooxda manshester united
Nunes ayaa yimid Anfield kadib labo xili ciyaared uu ku sugnaa Portugal isago la joogay kooxda Benfica, Halkaas oo u ku dhaliyey 48 goal 85 kulan uu saftay Tartamada oo dhan
22-jirkan ayaa sidoo kale 11 kulan u saftay xulka Qaranka Uruguay kadib markii u saftay kulankiisi ugu horeeyey oo heer caalami bishii Octobar 2019
Darwin oo waraysi bixinayey ayaa liverpool ku tilmaamay koox wayn sidoo yiri aad baan ugu faraxsanahay inaan halka joogo
Waxaan jeclaan lahaa inaan u mahadceliyo waalidkayga lamanahayga iyo wiilkayaga kaas oo i ah isha dhabta ah ee sharafta
Waa farxad inaan halkan joogo liverpool aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka qayb noqdo kooxda wayn
Nunes kooxdisi ugu horeeysay ee u u safto waxay ahayd Atletico Penarol kadib markii uu u soo kacay Mar xalada dhalinyara nimada
Intaas kadib waxaa uu dalab ka helay kooxda reer spain ee ALmeria kuwaas oo markaas ka ciyaarayey heerka Labaad isago waqti ku qaatay ilaa 2019-2022 kadib benfica ilaa hadaa oo liverpool ku biiray
Sababtan ugu wayn ee aan Halkan u umi waa inaan ku guulayso koobab, badan laacibkan ayaa xiran doona lanbarka 27
Nunez ayaa noqon doona ciyaartoydi saddexad ee u dhasha wadanka Uruguay ee u ciyaara kooxda liverpool waxaana ka horeeyey Luiz Suarez iyo Coates
Tags:
Wararka premiere league

welcome to liverpool
ReplyDeletewelcome to liverpool best player
ReplyDeleteHaland better than
ReplyDelete