Lixda saxiix ee ugu Qaalisan taarikhda horyaalka preimere league

Lixda saxiix ee ugu gaalisan taarikhda horyaalka preimere league




badana ciyaartoyda qiimaha badan lagu soo gato aad bay u fashilmaan waxaana tusaale wayn inoogu filan Neymar jr 

halkan waxaan kugula wadagaya lixda saxiix ee ugu qaalisan horyaalka ingiriiska badankood ama lixdaba aad bay u fashilmeen 

    • Laacibkii hore kooxda astan villa ee jack Grealish ayaa hogaaminaya liiska pep ayaa sanadkii taga grealish ka doortay harry kane balse ugu danbaynti waa uu ku fashilmay nidaamka kooxda wuxuuna ku fadhiya qiimo dhan 100M

    • Romelu Lukaku xidigii hore kooxda inter milan ayey chelsea xagaagi dhoweed laso saxiixatay balse aad ayuu ugu fashilmay kooxda waxana la filaya in xagaagan uu dib ugu noqdo inter milan laacibkan ayaa ku fadhiya qiimo dhan 97.5M

    • Paul pogba inkasta oo uu waqti badan kooxda joogaya form fiicana ku jiraya hadana sanadihi danbe pogba pogba hiisi hore muusan ahayn xidigan ayaa ku fadhiya aduun dhan 93.25M

    • Darwin Nunez inkasto oo usan ciyaarin wax kulan ah hadana wuxu ku jira laciban lacagta ugu badan lagula soo wareegay 85.4M

    • Harry Maguire daafaca kooxda man united ayaa ku fadhiya aduun lacageed dhan 80M waana daafaca adunka ugu qaalisan balse qaab ciyareedkisa ayaa aad u liita 

3 Comments

Previous Post Next Post

Contact Form