Wararka kooxda Chelsea | Wax walbo ay suuqa uga baahan tahay




Wararka kooxda Chelsea | Wax walbo ay suuqa uga baahan tahay

Kooxda chelsea ayaa aad ugu jirta suuqa xagaagan kadib marki macalin thomas Tuchel loo gacan galiyey 200M 

kooxda blue ayey khasab ku tahay inay awalan ka fekeraan xalka daafaca dhexe waxaana kooxda baneeyey Rudiger 

Alonso iyo Iyo Captan Azzpi ayaana qaarka u saaran inay ku biiran kooxda Barcelona xagaagan 

Kooxda chelsea iyo xiddigaha ay doonayso 

Raheem sterling macalinka kooxda man city ayaa sheegay inuusan doonay laacib aanba ku faraxsaneen kooxda city wuxuuna sheegay in cidii rabta ay keliya bixiso 50M

Chelsea ayaa ka fikiraysa inay kooxda Tottenham kula lolanto laacibka kooxda Everto ee Richarlison 

Blue ayaa xisaynaysa laacibka reer Brazile si uu bedel ugu noqdo Lukaku oo ku biiray kooxda inter milan heshiis amaah ah 

Lakiin arinkan waa mid kamid ah xulashooyinka kooxda chelsea si ay sanadka u xoojiso safkeeda hore 

Thomas Tuchel ayaa laga yaaba inuu laso wareego ilaa saddex ciyaartoy oo afka hore ah wuxuuna xisaynaya laacibka kooxda man city ee Raheem sterling iyo xidiiga dhowaan qandaraskiisu dhacaao ee Ozmaan dembale 

Cristiano Ronaldo Man united ayaa durbo sheegtay in uusan laacibkan iib ahayn hadana waxaa laga yaaba inuu si cajiib ah ugu biiro kooxda chelsea 

Ku guuldaraysiga United inay u soo baxdo Champions league Iyo saxiix la,aanta ilaa iyo hadaa ayaa keentay inay so baxaan wara sheegaya in Ronaldo uu doonayo inuu Baxo

Wakiilkisa  Jorge Mendes ayaa todobaadki hore la kulmay Mulkiilaha cusub ee chelsea Todd Boehly, 

Ronaldo ayaana lagu soo hadal qaaday kulankaas, laakin maamulaha cusub ee man united Erik ten Hag aya xaqiijiyey in Ronaldo uu qayb ka yahay qorshihiisa Mustaqbalka 

Ronaldo ayaa kusoo laabtay United xagaagi hore, 12 sano kadib markii u ka tagay kooxda kuna biiray Madrid 

Ronaldo ayaa xagaagan dhaliyey 24 kadib 38 kulan uu saftay dhamaan horyaalada kala duwan 

Kooxda Chelsea ayaa diyaar u ah inay bixiso 45 euro oo lagu daray Timo werner si ay u helaan Matthijs de Ligt ugulana so wareega Juvantus 

Chelsea ayaa wada hadal la furtay kooxda man city oo ku aadan rajada ay ku doonayso inay labo jibaarto Raheem iyo Ake 

Maclinka kooxda blue ayaa xisaynaya inuu lasoo wareego Ake si uu ugu xoojiyo Daafaca ka kala dhantaalmay xagaagan

Kooxda Blue ayaa heshiish la gaartay kooxda leeds united si ay u hesho laacibka reer Brazile ee Raphinha 

Rajada ay Chelsea ku heli karto laacibka ayaa aad u sahalan blue ayaana bixin doonta 65 euro si ay u qanacsiiso leeds united

Kooxda Chelsea Iyo xiddigaha ka baxaaya


Lukaku waxaa mar horeba la shaaciyey in dabaaba uu ku biiray kooxdisi hore Inter Milano qab xor ah 

Reece James man city iyo Real madrid ayaa xisaynaya laacibka balse ayaa ayaa la filaya inay heshiis shan sano ah ka saxiixdo

Timo werner iyo Hakim Tuchel keliya waxa uu su gaya dalab uga yimaada lacibintan Timo ayaana lagu wada in lagu badelo De ligt halka Hakin uu si Xor ah ugu biiri karo Ac milan 

Azpi iyo Alonso waxaa macquul ah in labadan ama midkood aan ku aragno Cam nou xagaagan 

Kante Iyo mount man united ayaa xisaynaysa labada xidddig oo laf dhabar u ah kooxda chelsea balse wali wax dalab ah kama ausan gudbin 





Kusoo biir Telagarm keena 

1 Comments

  1. Jelsee inta waan donamyna bay ku jiraan

    ReplyDelete
Previous Post Next Post

Contact Form