Wararka suuqa kala iibsiga maanta iyo waxay wargeysyadu ka qoreen




Wararka suuqa kala iibsiga maanta iyo waxay wargeysyadu ka qoreen

Kooxda bayern minich ayaa diyaaranisay dalab cusub oo hormarsan oo ay ku doonayso sadio mane 35M oo hormaris ah iyo + 5M oo dheeri ah 

kooxda bayern ayaa laga soo diiday dalab ay ay horaanti gudbisay kaas oo ahaa 25M balse liverpool ayaa lacibkeed ku fasaxaysa ilaa 40M 
xigasho (sport1)

kooxda tottenham ayaa ku doonaysa laacibkeeda aduun dhan 30M waxana xisaynaya laacibka kooxda Ajax 

bergwijn ayaa heshiis la gaaray kooxda Ajax qandararas dhan shan sano waxana so tabinaya warka ( fabrizo romano )

rasmi waxaa hal sano oo qandaraas cusub ah saxixay laacibka kooxda liverpool ee milner kaas oo ku eg ilaa june 2023

Hadii mane uu ku biiro bayern waxaa macquul ah inay liverpool u dhaqaaqdo laacibka kooxda chelsea ee Christian Pulisic 

Haday liverpool ku dhowaaqdo laacibka waxa macquul ah in chelsea ay xooga saari doonta laacibka barcelona ee osman dembele kaas oo suuqa ku yaal si xor [football london]

kooxda liverpool ayaa iska diiday inay lasoo saxixato laacibka da,da yar ee Gavi 
Gavi ayaa dhowaan saxixi doona heshiis cusub, 

17 jirka ayaa halmar caalamka ka yaab saday kadib qaab ciyareed aad u wacan uu so bandhigay sanadki tagay sidoo kale waxaa looga wacaa xulka qaranka Spian [sport]

Tariq Lamptey ayaa ka wareegay xulka qaranka england wuxuuna u wareegay xulkiisi hore ee Ghana 

Lamptey ayaa ka ciyaaraha booska duwaha sida darted wax fursad ah uma helaayo inuu ka soo muuqdo qaranka waxana ka horeeya raga caalamka loogu tiranayo inay kuwa ugu fiican booskas

Arnold james walker tripper ayaa isku haysta booska koowad waxana iska cad in uusan fursad heli karin madaama raggan ay aad u yar yar yihiin 
[the Athletic Uk]

kooxda liverpool ayaa hehshiiska u cusbonaysinaysa laacibkeda ee naby keita kaas oo qandaraskisu dhacayo [ paul jyce]

Real madrid ayaa lo soo bandhigay fursad ay ku heli karto Raheem sterling balse Ral ilaa iyo hada kama soo muuqan qorshahooda suuqa [AS}

Real madrid aya ku dhowaanaysa inay monoco kala hadasho qiimaha laacibka tchoumeni kaas oo marba marka ka danbeysa si si yaadaya waxaana hada lagu heli karaa 105M halka uu awal ahaa 80m

Real madrid ayaa u cad cad inay hesho xiddigan [F.romano]

lukaku ayaa si cad iyo si qarsoonba fariimo ugu diraya maamulka inter kaas oo u leeyahay bal halmar isoo celiya 
chelsea ayaa laacibkan ku fasaxaysa 20M oo hordhac ah iyo 60 M oo gadaal ah 
[Di marzio]

halkan kaga soo biir telagramkeena sxp
Previous Post Next Post

Contact Form