Kooxaha Liverpool Iyo Man United ayaa u safray Bangkok si ay uga qayb galaan kulan saaxibtino ah kaas oo ay isugu diyaarinaya xili ciyaaredka cusub waxaana idiiin soo gudbin doona dhamaan xogta kahor kulan
Goorme so galaysa ciyaartu
Ciyaartu waxay bilaaban 2:00 Pm dhanka yurub halka qaarada afrika a u bilaabanayso 4:0 Pm
Ciyaarta ayaa ka dhacaysa garoonka Rajamangala National Studiam ee magalada Bangkok wadanka Thailand
Man United ciyaartoyda ay la safartay
Booryaasha
David De Gea
Tom Heaton
Nathan Bishop
Matej Kovar
Daafacyada
Erik Baily
Diago Dalot
Ethan laird
Victor Lindelof
Harry Maguire
Trell Malacia
Luka Shaw
Alex Telles
Axel Tuanzebe
Raphael Varane
Aaron-wan-Bissaka
khadka dhexe
Amad
Bruno Fernandez
Fred
James Garner
Hannibal
Zidane Iqbal
Scott Mctominay
Facundo Pellistri
Charlie Savage
Donny Van de Beek
Weerarka
Jodan sancho
Tahith chango
Elanga
Garnacho
Martial
Rashford
Liverpool Ciyaartoyda ay la safartay
Boortayaasha
Alliso Becker
Adrian
Harvey Davies
Fabian Mrozek
Daafacdaya
Arnold
Matip
Gomez
Konate
Phillips
Robertson
Tsimikas
Sepp van deen Berg
Van dijk
Williams
stefan
Chambers
Jamed Norris
Khadka dhexe
Clarkson
Eliot
Fabinho
Henderson
Jones
keita
James milner
Morton
Chamberlain
Alcantara
Carvalho
Weerarka
Mohamed salah
Luis Diaz
Firminho
Jota
Nunez
Babby Clark
Halkee ka Daawadaya Kulankan
MUTV nad LFCT
ama Youtube link ka daawo Ka Daawo halkan
sidoo kale waxaad ka daawan karta appka Ka fiirso kaas ooo ka shaqaya wadanka
Tags:
HORDHAC

Utited
ReplyDelete