Real madrid vs liverpool / xogta labada koox kulamada champions league

 Real madrid vs Liverpool Qiimaynta labada koox




kulanka sida wayn loowada sugaayo ee Real madrid vs Liverpool ayaan ka diyaarinay xog aadan ka ogayn kulanka kooxda guulaha badan kooxda goolosha badan IWM

 

imisa kulan bay iska horyimaaden

Real madrid vs Liverpool ayaa horyaalka yurub ku kulmay 8jeer kan finalkana wuxuu noqon kooda kii sagaalad 

 

kooxde guulo badan

laga yaaba isla markiiba inaad la soo boodo Real madrid balse maahan ee waa Liverpool kooxda guulaha badan ka gaadhay kulanka liverpool ayaa adkaatay 4jeer halka real madrid adkaatay 3jeer hal kulana bar-bar dhac ayuu ku dhamaaday 

 

kooxda goolasha ugu badan laga dhaliyey

Liverpool ayaa ah kooxda goolasha ugu badan laga dhaliyey tiro dhan 10 gool halka Real madrid loogu shubay 8gool

 

xiddiga ugu goolosha badan labada koox

  • Cristiano Ronaldo laacibka heerka caalami ayaa ah kan Real madrid ugu goolosha badan  keliya Real maahan ee wakan ugu goolasha badan horyaalkan iyo caalamkaba 

balse durba waxaa kugu soo dhacaysa Ronaldo Real waaba u ka tagayey sidee ku noqday kan ugu goolasha badan jaawabtu waa Ronaldo wali waa xiddig Real madrid 

goolasha Ronaldo 105

 

  • Mohamed Salah wiilka reer Africa ayaa hogaaminaya kooxda Liverpool isago mudo yar joogay  salah ayaa dhaliyey 34 gool 

 

koobab ay ku guulaysteen 

Waa inaad marwalba niyada ku haysa inaan ka hadlayno keliya champions league 

kooxda ugu badan ee qaada koobka waa Real madrid 

 

  • Real madrid 13 ciwaan
  • liverpool 6 ciwaan

liverpool ayaa aad uga yar kooxda Madrid balse ogow liverpool waa kooxda ugu ciwaanka badan England 

kulankoodu ugu horeeyey 

Real madrid vs liverpool ayaa kulmay 1980/81 wuxuuna ahaa final waxaana qaaday kooxda liverpool kaas oo ay ku awood sheegatay 1:0 waxaana goolka liverpool u saxiixay A.kennedy oo dhaliyey daqiiqadi 81 walee waa waqti dhimasho ah,

kadib qarni kadib liverpool iyo Real madrid ayaa ku kulmay wareega 16 waxaana afka dhulka loo daray Real madrid oo labadii kulanka laga badiyey

 

  • lugtii hore liverpool 1 Real madrid 0
  • lugta labaad Real madrid 0 liverpool 4

kadib lix sano kooxahana waxay isku arkeen heerka kooxaha ama [ group] balse markam Real ayaa argoosatay oo liverpool labadii kulanba waa la qaraacay

 

  • lugtii hore liverpool 0 Real madrid 1
  • lugtii labaad Real madrid 3 liverpool 0

dhacdadaas ka dib waxaa xigtay tii finalki 2018 waxaana qaaday Real madrid oo 3:1 ku adkaatay

 kulankoodi isugu danbeeyey

liverpool vs Real madrid waxaa isugu danbaysay goordhow oo xanaftu waa qoyan tahay kadib markii liverpool afka ciida loo daray 

 

  • liverpool 1 Real madrid 3
  • liverpool 0 Real madrid 0

28/may iyo kama danbaysta {final}

Ma noqon doono kulan hal dhinac loo saadaliyo sidii waayadi hore oo kale waxayna u baahan tahay inaad daawato 90 daqiiqo ee ciyaarta si aan u ogaano kooxda horyaalka ah

 

 Xogta champions league sanadka

  • Kulamada la ciyaaray 124/125
  • Goolasha la dhaliyey 379
  • laacibka ugu goolasha badan k.benzema 15 gool
  • laacibka ugu caawinta badan p.fernandes 7 caawin ah
  • boortaha ugu badbaadinta badan courtois
  • kooxda ugu goolahsa badan bayern munich 
  • kooxda ugu baaska badneed shakhtar donetsk 

muuqal promo ah 





Previous Post Next Post

Contact Form