10 Record Aan marnaba la jabin doonin
Waxaan kula wadaagaya
tobon darajo aan marnaba la jabin doonin kubada cagta walow wax walba laga
fisho maqaarkan
- E.Halaand
laacibka dhowaan u
wareegay kooxda man city ayaa liiskan kasoo muuqday isago kubada cagta ku jira
mudoo yar hadaba muxuu sameeyey halaand
Halaand ayaa noqday
laacibki ugu horeeyey ee dhaliya halkulan goolasha ugu badana tiro dhan 9
goal
- Vuc bukic
Laacibka aan aqoon
badan uwada lahayd kana ciyaara horyaalka heerka seddeaxa ayaa lo diwaan
galiyey goolki ugu dhakhsaha badnaa caalamka waxayna ku qaadatay keliya 12
ilbiriqisi haa waa 12 ilbiriqsi
- Asmir begovic
laacibka waa gool haye
waxaana u diwaan gashan goolka ugu dheer ee ciyaaryahan dhaliyo waxa uuna ka
dhaliyey gool ka gool 91.8 meter
- Z,ibrahimovic
Laciibka heerka caalami
ayaa loo diwaan galiyey labaalaydii ugu dheered yacni dhebelki ugu dheere
kubada cagta waxana uu ka dhaliyey xulka 3 libaax ee england 27.5 meters meel
goolka u jirta
- Jone samuelsen
Laacibka ayaa isna loo
diwaan geliyey madaxii ugu dheere ee gool lagu dhaliyo masaafo dhan 57 meters
su,aasha aad is waydinaysa ah goolku muusan goolhaye ku jirin maya kuma jirin
waxay ahayd kubad uu marka hore goolhayuhu badbaadiyey
- C.Ronaldo
Laciibka heerka caalami
ayaa dhaliyey madaxi ugu dheera ee boodid lagu dhaliyo wuxuuna ka dhaliyey man
united isna waxa uu u ciyaarayey Real madrid wuxuuna booday 2.93 meters ayuu
kor u booday si uu u dhaliyo goolka
- N.bendtner
laacibki kooxda genners
ayaa dhaliyey goolki ugu dhakhsaha badna ee bedel lagu dhaliyo isago garoonka
ku jiray keliya 1.8 ilbiriqsi
- leo messi
isla markiiba waxaa kugu soo dhacaysa tolow waa tee ileen messi isagaba mucjiso ka samaysane
laacibka ayaa ku guulaystay abaal marinta ugu badan ee balland,or wuxuuna
haysata 7 jeer waxaana ugu dhow ronaldo oo haysta 5 jeer labadan laacib ayaa so
dhamaaday waqtigoodi mana jirto fursad ayaa wax badan kusii heli karaan
- Liwandoski
laacibka xulka qaranka
poland ayaa haysta rikoor u gaar ah aana dhici doonin in la jabiyo waana
xiddiga 9 daqiiqo keliya ku dhaliyey 5 gool runtii waa mid aad u adag in xiddig
kale sidaas sameeyo
- M.moore
laacibada ayaa haysta
record ka duwan kuwii hore aan so sheegnay waana qofta haysata own goolka ugu
badan hal ciyaar waliba 35 daqiiqo ayeey ku qaadatay inay iska dhaliso 3
gool
