Barcelona vs Real Madrid oo markale wada ciyaaraya isla sanadkan waxayna ku ciyaarayan meel ka baxsan spain

Barcelona vs Real Madrid oo markale wada ciyaaraya isla sanadkan waxayna ku ciyaarayan meel ka baxsan spain

Kooxaha reer spain ayaa kulan saaxibtino ah  ku ciyaari doona wadanka maraykanka ee magalada les Vegas classico ayaa noqon doonta sanadkii ugu badneen ay is wajahaa labadan koox 

Sidoo kale kooxda reer catalan ayaa la ciyaari doona kooxa inter miami oo ay kula ciyaari doonto magalada miami.


Juvantus oo ay kula ciyari doonto magalada los angles, Red bulls  oo iyadana kula ciyaari doonta caasimada new York City 


Ilaa hadda lama xaqiijin in kooxda real madrid ay kulamo dheeri ah ku ciyaari doonta wadanka maraykanka balse koox kasta bilowga xili ciyaaredka waxay ciyaarta kulamo badan oo saxiibtinimo ah


Kaas oo lacag laagu uruuriyo dadka tabaalaysan ama wadamada dagaaladu ka socda sida hadda Ukraine  oo lo fidaanayo gacan badbaado 



Barcelona iyo madrid runti aad ayey u xifaaltamaan marwalba balse sanadba kooxba awood badan ama qaab ciyareed fiican 

Real sanadkan waxay u ahayd sanad qurux badan halka barcelona uu u yahay kii ugu xumaa waayahooga 

barcelona ayaa dhaqaalo daro wayn so wajahday xagagan kadib bixidi leo messi 

Real madrid aya joogta finalka waxayna u badan tahay inay qaado koobkaas real ayaa hal final keliya laga qaaday wayahooga ciyareed ee horyaalka yurub

Real madrid iyo Barcelona ayaa wada ciyaaray 249 kulan kooxda madrid ayaa adkaatay 100 jeer halka kooxda catalanka aya badisay 97 waxayna bar bar dhac galaeyn 52

kulamadaas horyaalka waxay ciyaaren 184 kulan Real ayaana awood sheegatay 76 jeer halka barca ay badisay 73 jeer waxayna bareejo galayn 35 jeer

kulamada koobka boqorka wwaxay is wajaheen 35 Real madrid ayaa adkaatay 12 jeer halka barca ay badisay 15 jeer waxayna bar bar dhac galayn 8 jeer 

kulamada horyaalka yurub waxay ciyaaren 8 jeer Madrid ayaa adkaatay 3 jeer halka barca aya badisay labo jeer waxay bar baro galayn 3 jeer 

                                               

Previous Post Next Post

Contact Form