Kooxda kubada cagta ee Aston villa ayaa diyaar garow balaadhan ku jirta ka hor kulanka man city
Steven Gerrard iyo kooxdiisa ayaa doonaya inay qabtan kooxda man city si ay fursad u hesho kooxda Liverpool
Dad badan ayaa aaminsan in Aston villa sidii ay u ciyaari jirtay si kaduwan u ciyaari doonto
Steven Gerrard Iyo continho oo ah halyeeyo Liverpool ayaa la leeyahay waa ay saacidaya
Balse city waxay u baahan tahay barbaro si ay u hanato koobka
Qiyaasti hanashada koobka waxaa u dhow kooxda man city oo fursada ugu badan haysata
balse tani waa kubadoo wax walba waa ay ka dhici karaan , sidii maalmo kahor laggu sameeyey isla city oo daqiiqado kooban lagu buburiyey inay gaaran final
kooxda astan villa runtii ma celin karto man city waa koox awood badan sidoo kale Aston villa waxay eeganaysa inay city horyaalkja qaado waxayna gacanta ku dhigaysa 15M oo reesto ku ahaa city kuna jirtay heshiiski flopka kooxda ee Grielish
man city haddi ay qaado koobkan aston villa waa u faaido balse macalinka liverpool ma doonayo inuu cadowga u jabiyo kooxdiisi hore
runti kulanka wuxuu noqon doona mid si wayn loo wada sugo city guul uunbay horyaalka ku qaada
liverpool ayaa diirada saaraysa inay badiso kulankeeda wolves si ay natiijada u sugto kulanka man city iyo aston vilaa
Tags:
Wararka premiere league
