Jadwalka Horyaalka Premiere League | wax badan ka ogow | sideese u sadaaliyey super computer



Jadwalka Horyaalka Premiere League | wax badan ka ogow | sideese  u sadaaliyey super computer


Waxaa maanta oo khamiis ah lasoo saaray isku aadka horyaalka premiere league 2022/2023

horyaalkan ayaa loso hormariyey ciyaaristiisa madaama sanadkan dib u dhacay koobka aduunka kaas oo awal la ciyaari jiray bilaha june/july waxaana lo bedelay bisha tobnaan/October 

Badana kooxoha waweyn iskuma beegmin marka laga reebo  waxaana jirta fursad ay kooxaha waweyn ku heli karaa saddex dhibcood kulankooda ugu horeeya 


kulamada usbuuca koowad 


kulanka koowad | jimcaha | 5/8/2022 

Crystal Palace vs Arsenal  |  20:00

Maalinta Sabtida |6/8/2022

Fulham vs Liverpool  | 12:00

AFC Bournemouth vs Aston Villa | 12:00

Leeds United vs Wolves   |12:00

Leicester City vs Brentford | 12:00

Newcastle Vs Nottingham Forest  | 12:00

Tottenham vs Southampton  |12:00

Everton vs Chelsea  | 17:30

Maalinta Axada | 7/8/2022

Man United vs Brighton | 14:00

West Ham vs Man City | 16:00


Premiere league waa kan ugu xiisaha badan waxaana la geliya lacagta ugu badan sanad walba dhanka suuqa kala iibsiga waa kan ciyaartoyda ugu qaalisan lagu kala iibsado 

Sida xeerka ah ayaa ah in saddexda koox ee ugu danbeysay Tartanka ay u laabtan heerka labaad Taas cagsigeedana ay so kacaan saddexda koox ee ugu sareeya heerka labadaa 

waxaa jira kooxo waqti hore ahaan jiray kuwo waweyn balse qarnigan heerka labaad ama kan saddxad ka ciyaara sida Nottingham forest oo haysata labo champions league waxayna sanadkan fursad u heshay inay heerka kowaad ka ciyaarto

waxaa jira wax la dhoho super computer oo casrigan saadaliyey hogaanku meeshu u dhacaayo isago meelo badan eegaya wuxuuna sanadki labaad oo xiriira u sadaaliyey kooxda man city 

xagaagi hore isla sidan ayuu u saadaliyey waliba sida ay ku dhamaatay top 4 

kusoo biir Telagram keena 


Previous Post Next Post

Contact Form