Laacibka koox liverpool ee moha salah ayaa cadeeyey inuusan meel kale usocon uu si joogi doona warka ayaana farxad u aha kooxda liverpool kadib bixidii mane
liverpool ayey xaaladu ku xuntahay markan oo waxa kala dhantaalmay is fahanki weerarka ee kooxda marki hore firminho oo qaab ciyareedkisi lumay iyo hadda u mane kasi baxaayo
marka la eego is fahanka salah jota iyo diaz runti ma noqon doono mid laga cabsado marka loo eego mane salah iyo firminho liverpool ayaa u baahan weerar dheeri ah sida son ama gnabrry
moha salah ayaa qandaraskiisu dhacaya june 2023 waxana aad u xiisanaya kooxaha reer spain ee madrid iyo barcelona
Laacibka dhowaan isaga baxaaya kooxda man united ee matic's ayaa ku biiraya kooxda as roma
matic's ayaa saxiixi doona qandaras hal sano ah kaas oo ku eg ilaa 2023 macalinkiisi hore ee joze ayaa kooxdisa kusii xoojinaya kadib marki ay usoo baxday koobka eruope league xagaaga
Halyeeyga wayn ee james milner ayey kooxda liverpool ugu dartay hal sano oo heshiis ah kaas oo ku eg june 2023
macalinka kooxda ayaana codsaday inuu si joogo kooxda milner ayaa dhimaaya mushaharkiisa si uu kooxda uga sii mid noqdo
gareth bale ayaa wacdaro ka dhigaaya xulkisaa wuxuuna u soo saaray koobka aduunka mudo kadin 64 sano kahor ayaa ugu danbeeysay inay kaso qayb galaan
Gareth bale ayaa si xor ah sanadkan uga tagay kooxda madrid wuxuuna kula guulaystay shan champions league waana mid kamid ah ragii magaca madrid kor u hayey ilaa 2014 bale ayaa aad lo xasuusta waqtigii BBC
kooxda liverpool ayaa diiday dalab kaga yimid kooxda bayern munich kaas oo doonaysa laacibka waynke ee mane
bayern ayaa soo bandhigtay 25M balse liverpool ayaa warkaas diiday waxayna rabta ku dhowaad 40M
kooxda tottenham ayaa markan u dhaqaqaysa laacibka kooxda chelsea ee lukaku kaas aan ku qanacsaneen nidaamka kooxda buluuga
lukaku ayaa doonaya inu baxo kuna laabto kooxda inter balse waxaa xiisasaha so galay macalinkiisi hore ee conte kaas ay kawada shaqayn jireen kooxda inter millan
kusoo biir telagram keena
Tags:
SUUQA CIYAARHA
