Laacibka kooxda tottenham ee harry kane ayaa doortay inuu si joogi doona kooxdisa
kane ayaa lala xiririnayey kooxaha ugu waweyn ingiriiska loolan ay ugu horeysay kooxda man city sanadki hore waxaana iska diiday laacibka macalinka kooxda
pep kaas oo lacagti sanadkaas ee suuqa kusoo iibsaday grelish kaaas oo flop ku noqday safka hore
kooxda man city ayaa sanadka laso wareegtay halaand waxayna sidaas uga baxay xiisihi kane
harry kane ayaa aad ula dhacsan macalinka kooxda e conte kadib markii u usoo saaray champions league xagaagan
harry kane ayaa u tartamaaya laacibka sanadkan ee horyaalka ingiriska laacibkan ayaa bilowgii xili ciyareedki tagay qaab ciyaaredkisu lumay balse qaybti danbe ee xili ciyareedka ayuu so shitay wuxuuna kooxda ku hogaamiyey inay afarta sare usoo baxdo
Laacibka heerka caalami ee leonal messi ayaa caawa markiisi labaad dhaliyey tiro dhan 5 goal wuxuuna kulamadii ugu danbaysay so bandhigaayey qaab ciyaredkiisi hore
messi ayaa usubuuc ka hore sheegay inuu wax badan iska bedeli doona kadib samaynti cudurki corana virus oo uu leeyahay wali jirkaygu ayuu ku jira
kooxda arsenal ayaa sanadka suuqa si wayn ugu jirta waxayna aad ugu baahan tahay khad dhexe waxayna kusoo biirtay tartanka loogu jiro laacibka kooxda brighton ee Bissouma
arsenal ayaa sidoo kale u dhow inay qaadato laacibka kooxda man city ee jesus kaas oo usbucii qaadanay 200.000
jesus ayaa waxba meesha u oleen waxana ku dulyimid rag aanba aqoon sida goosha loo cuno halaand iyo alverz
kooxda hantida aduunka ee newcastle ayaa 50M ku doonaysa daafaca kooxda man city ee Ake
Ake ayaa sanadka si wacan ugu soo baxay shaxda pep kadib dhaawacyo ku yimid daafacyada sida walker stonez diaz iyo laporte oo sanadkan dhaawacoodu badnaa
kooxda liverpool ayaa diyaarinaysa dalab ay ka gudbinaysa laacibka kooxda leeds united ee Raphinha kaas oo ay ku doonayso 60m iyo takuma minamino inay isugu darto
Kadib bixi taanki mane liverpool ayaa indhaheedu qabana weerar uun si ay u xoojiso safkeeda wararka qaar ayaa sheegaya inay u dhaqaqayaan son
mane ayaa ka yaabsan mar keliya tageraaysha kubada cagta kadib markii uu sheegay inuu ku biirayo kooxda marseille oo ka ciyaarta horyaalka france
balse ogow magalada ay liverpool ku taalo ayaa la dhaho marseille runti prank af year buu noqon doona warka haduu mane kusii sug naado liverpool
saxiba yaal kusoo biir telagram keena si aad u hesho akhbaarta fudud
Tags:
SUUQA CIYAARHA
