Marcelo oo xagaagan ka baxaya kooxda Real madrid xogtiisa oo kooban akhriso






Marcelo ayaa xaqiijiyey ka tagistiisa kooxda in kabadan 15 sano uu halkaas joogay taasina muujin mayso inuu ka fariistay ciyaaraha isago qorshaynaya inuu si ciyaaro 

Daafaca bidix ee reer brazil ayaa Real madrid u ciyaaray 546 kadib markii uu yimid janaayo 2007  isagoo kula guulaystay shan champuons league ah lagu daray lix horyaal ah 

Marcelo wuxuu dhowaan noqday 34 wuxuuna is arkay isago hoos u dhac ku yimid qaab ciyareedkisa waxana u sababa dhaawacyo 


Waqti dheer oo u u soo shaqeeyey kooxda ayaa lagu sharfay xaflad ka dhacday garoonka bernabue galabnimadii isniinta markaasbu marcelo isku magacabay madridista

Laakinse isla waqtigaas daafacan ayaa wacad ku maray inuusan wali kabihiisa xirin, isagoo xitaa ku adkaystay inuu ku faraxsanaan doono inuu la ciyaaro los blancos isago koox cusub la ciyaari doona 

hadalka aan kor ku xusay waxuu ahaa hadalki uu marcelo jeediyey balse micnihisa ayaa ah 

marcelo ayaa doonaya inuu Real madrid la ciyaaro isago koox kale ka tirsan waxana uu lee yahay aad ayaan ugu faraxsanahay inaan blos blancos la ciyaaro 




Previous Post Next Post

Contact Form