kooxda man United ayaa sanadkan aad u kacsan marka loo eego 5tii sano ee lasoo dhaafay
kooxdan ayaa ku dhiban keliya inay koob ku guulaysato dhowr macalin ooo kala duwan ayaa sanadkasta soo mara waxana fashilka u keena is bedelka ciyaartoyda oo aanba ku habooneyn man united inay u ciyaaran
man united ayaa heshay macalin aad u xirfad badan kana duwan macalimiinti hore waana waxa sasabay in united sanadkan aad suuqa u gasho
waxan so taxayna dhowr ciyaartoy oo man united heli karto xagaagan iyo dhowr xiddig ay fasaxayso
De jong laacibka kooxda catalanca iyo kooxda man united ayaa wada hadal kula jira kooxda barcelona si uu xiddigan ugu biiro kooxda cas caska
Macalinka cusub ee kooxda united Erik ten hag ayaa de jong kusoo maamulay macalinka ayaa siindoona mudnaanta ugu wayn laacibka ee old trafford
man united ayaa ka bixi doonta hadii ay ku heshiin waayan qiimaha macquulka ah ee xiddigan sida ay warenayso [sky sports]
pogba laacibka heerka caalami ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa kadib markiii ay united ku dhawaaqday inay fasaxeen xidigan
pogba oo yiri' waxaan dareemaya raaxo waxana raba inaan kubada cagta ciyaaro naftayda ahaan waxaan dareemin wanaag
kooxaha u cad cad poul pogba juvantus oo doonaysa inay dib usoo ceshato xidigan
sidoo kale waxaa xisaynaya kooxaha psg iyo real madrid walow madrid ay isaga baxayso tartanka madaama ay lasoo wareegtay laacibka kooxda monoco ee tchouameni
Cristiano Ronaldo laacibka heerka caalami ayaa wali waan ku faraxsanahay inaan si joogo OLD Trafford
wuxuu kale uu sheegay in man united kasoo kabsanayso xili ciyareedadi cabsida badnaa kadib magacabisti Erik teh hag
aniga ahaan waxaa ugu muhiimsan waa inaan baaqi kusii ahaada united waxana doonayna inaan ku gulaysano koobab badan ronaldo oo waraysi siinayeyy kooxda ayaa sidaas yiri'
lewanduzki manchester united ayaa ku biiri doonta tartanka loogu jiro xididgan waxaana u cad cad kooxda barcelona balse waxaa laga yaaba inu heshiiskas bur buro oo ila hada wax dalab ah barca kama aysan gudbin
man united ayaa si aftuud ah kula soo wareegi doonta laacibka
macalinka cusub ee kooxda united erik tan ten hag ayaa si taxadar leh u daawanaya xaalada heshiis ee mouson mount isaga ka fiirsanaya inuu si taxadar leh ugu dhaqaaqo
Nemanja Matic ayaa suuqa xorta ah uga biiri doona kooxsa As roma xagaagan sida ay sheegtay sky italy
laacibki hore e kooxda chelsea ayaa qandaraaskisu dhacaya bisha 30 june 33 jirkan ayaa horey u sheegay inuu ka baxaayo old trafford xagaagan
Mata ayaa ka tagi doona kooxda kadib sideed sano uu joogay marka uu qandaraskiisu dhaco dhamaadka bishan
34 jirka ayaa devid moyes kala soo saxiixtay kooxda ay ku xifaaltama horyaalka ee chelsea bishii janaayo ee 20214 waxana uu saftay 285 wuxuuna dhaliyey 51 goal
mata koobkisi ugu horeeyey wuxuu aha FA cup 2016 markaas uu macalin u ahaa louis van gaal halka uu sidoo kale kooxda ka caawiyey inay ku guulaysato horyaalka labadaad ee yurub
manchester united ayaa loo sheegay inay heli karaan laacibka kooxda Ajax ee antony waana hadii ay dhiiban 51 ginni
liverpool ayaa kula tartamaysa laacibkan kooxda man united inkasto erik ten hag uu ku biiray kooxda taas ayaa united u sahlaysa
Daafaca dhexe ee kooxda villareal ayaa ku adkaysanaya inuu sii joogo kooxdisa balse wararka ayaa sheegaya in man united ay 43M oo dalab ah ka gudbin doonto
pogba xor ayuu ku baxaaya
matic xor ayuu ku baxaya
mata kooxda ayaa fasaxday
Lingard kooxda ayaa fasaxday
Tags:
SUUQA CIYAARHA
