Wararka Arsenal wax walba ay suuqa ka doonayso kooxdan







Barnaamijkan waxaan ku soo qadanayna koox walba waxay suuqa ka doonayso iyoo ciyaartoyda macquulka ah ay lasoo wareegi karto 


Kooxda Arsenal ayaa marwalba hogaamisa hogaanka  horyaalka dalka ingiriiska baalse dhamaadka horyaalka


arsenal ayaa kasoo muuqata booska 7aad ama 6aad walow sanadkan ay ugu dhowaayen inay helaan booska 4aad kaas oo loogu soo baxo horyaalka yurub


Arsenal ayaa sanadkan doonayso ciyaartoy waweyn waana marki ugu horeysay sanadahan in arsenal suuqa u furto ciyaartow waweyn halka awal ay ciyaartoy aan la aqoon ama kooxo yaryar u ciyaaraya ay suuqa u furaan 

sanadka waxaan arki doona lacibiin waweyn ooo xiran maaliyada casaanka ah balse waa inay arsenal ka dhabayso arinkaas oo uuna afka kaga ekaan sidi xili ciyaaredadi hoe oo kale

kooxda ganner's ayaa doonaysa laacibka kooxda wolves ee Ruben Neves oo ka ciyaara booska khadka dhexe aya sayga kaas oo ay u aragto bedelka xhaka kaas oo marwalba kooxda ay isku dhiban yihiin 

arsenal ayaa ka fikiriysa inay u dhaqaqddo laacibka kooxda leeds united ee raphinha kaas oo xagaagan la heli karo raphinha waxaa aad u doonaya barcelona iyo liverpool 

gabriel jesus laacibka kooxda ma city ee jesus ayaa ka baxaya kooxda waxana lala xiririnaya kooxo badan waxaana ugu horeysa baacsigiisa kooxda arsenal chelsea iyo real madrid 

arsenal ayaa u aragta bededlk saxda ah  e lacazet kaas oo suuqa xorta ah uga baxay xagaagan 

Sterling laacibkan ayaa u dhow inuu usbuucyada ku biiro midkood chelsea arsenal iyo real madrid arsenal ayaana ka fekerysa inay laacibkan helaan 

Victor Ozimhon laacibka heerka caalamii ee kooxda Naboli ayeye arsenal xisaynaysa lakinse laacibka waxaa lagu heli karaa 85M 

Tammy Abraham laacibki hore kooxda blue haatana ka tirsan kooxda As roma ayey arsenal doonaysa 


laacibkan aya sanadkan so bandhigay qaab ciyaared aad u sareeya isagona noqday laacibka ugu goolasha badan sanadkan kooxda Roma sidoo kale waana xidiga keliya ee ingiris ah ee dhaliya sanadkan 27 goal 

Previous Post Next Post

Contact Form