Idiris Gana gueya Maxaa lagu haysta Maxaase kooxda looga Erinaya haduu Raali galin bixin waayo

 

Idiris gana gueya nin diintisa ku adag 



Xiddiga kooxda psg iyo xulka qaranka Senegal Ayaa laga saaray liiska ciyartoyda kooxda kadib markii uu diidaday xirashada funaanada psg oo lahayd ama ku sawrineed calaamada qaanso robaabka taas oo ay astaan utahay dadk isku jinsiga ah LGBT+ ( khaniisinta )


Dhamaan waxaa ka soo horjeestay majaladaha ugu waweyn caalamka kaas o ay ku eedeynayaa inuu diiday Amarki kooxda 


Dhanka kale waxaa calaamka ka kacay umada islaamka kuwaas oo kasoo horjeeda ficilka xun ee lagula kacay idiris

Idirs waa nin ku ad adag diintisa dhaqankiisa sharaftiisa 
Badanaa waxaan aragna xidddigaha Africa ee islaamka ah oo difaacaya islaamka

balse kuwa carabta ah ama cadaanka ah ayaanba kala jecleen waxay diintu diiday oo iska qaadanaya sida dafaca psg ee hakiimi oo xirtay funaanada numberkedu ku xariiqan yahay calaamada khanisiinta waana arin ay diinteena suuban kaso horjeedo
Khaniisnimada waati qoomdhan lagu halaagay 

Farqiga u dhexeeya laacibta africa iyo kuwa cadaanka ah ama carabta ee islaamka ah

Tani waxay muujinaysa in africa ay kaga fiican tahay markasta diin jacaylk iyo raali galinta allah 

Dhowr xiddig oo caan ah ayaa markasta difaaca sharafta islaamka Taas oo ay marwalba qolyahan gaaladu shirqool xun ama wax diinta u dhimaaya u keena

Sadio mane waa xiddigan waa kuwa ugu fiican ee ciyaartoy ee so mara islaamka kaas oo sharafta ama wax diintu kasoo horjeedo aan muujin 

balse Xiddiga ay isku kooxda yihiin ee carab waakan sanadkasta la dabaal dega ciida gaalada taas oo islaamk ama diinta khalad ku ah 

Waa labo ciyaartoy hadana u ciyaara liverpool isku qaarad ah midna wa african midna waa carab 
Taasna waxay cadayn u tahay siday dadka africa u jecel yihiin diinta Alx


Idiris gana gueya muxuu Yiri



Idiris oo wax laga waydiiyey arinkaas ayaa yiri marwalba waa inaan raali galiyo Allah 
Halka qolyahan gaaladu lee yihiin arinkaas raali galin ka bixi balse gaaya ayaa arin fiican sameeeyey

Maxay psg samayn doonta

Falka ugu wayn ee ku dhaqaaqayso kooxda psg waa in ay ganaaxdo laacibka u malayn maayo in kooxda ay ka burinayso madama u yahay laf dhabarka kooxda waa sida kantaha chelsea 
Gaya ayaa kooxda Everton uga s biiray sanadkii 2019

Mulkiilaha psg waa kuma diintese haysta



Ninka lagu magacaabo Naasir al-khaliifi aya iska leh kooxda waana billionaire markaad maqasho magaca ayaad fahmaysan in uu islaam yahay axadkan
Naasir waa islaam balse u ololeenaya khaniisnimo
Halka wiilka yar ee kooxdisa u ciyaara difaacayo sharafta islaamka 



Previous Post Next Post

Contact Form