Sadio Mane oo ka tagaaya kooxda liverpool kadib guuldaradii Real madrid

 

Mane 




Laciibka heerka caalami ayaa cadeeyey inuu faarujin doona Kooxda Liverpool, Mane ayaa aad uga niyad jabsana habka macalinka kooxda kadib marka uu kulamo badan u isticmaalay weerar toos ah ama noome halka booskisi uu galay laacibka cusub ee liuz diaz 

wararka badankoodu waxay sheegayan in uu u dhaqaaqayo kooxda bayer munich halka qaarna sheegaya kooxda paris 

 

Dabaaldegi liverpool ee maanta



Kooxda liverpool ayaa isla maantaba u dabaaldegtay labadii koob ay horay uga qaaday kooxda chelsea waxaana laacibiinta qaar ka muuqday murugo kuwaas aanba xitaa ku qanacsaneen soo bixida iska daa dabaaldege

Muqaalka Mane ee Maanta






Previous Post Next Post

Contact Form