Muxuu ku idlaankara kulankan
Markasta oo aad ciyaarayso kama danbeys waxaad u ciyaarasay si ka wanaagsan kulamadii hore oo ma haysatid fursad aad kusoo noolato mar haddi laga badiyo waxana kula wadaagaya 4 ilaa 5natiijo ay ku dhamaan karto ciyaartan
0 iyo 0
Inta badan waxaan aragna in ciyaaraha finalka ay ku dhamaadan bareejo waana natiijada la filaayo caawa inuu ku dhaamado kulanka liverpool 0 Real madrid 0
1 iyo 1
Waa natiijo kale oo aad lo filaayo waana tan inta badan dhacda kulankan kan oo kalana waa laga filan kara madaama labada koox ay is awood le,egyihiin
liverpool 2 Real madrid 1
Inkastoon usaadaliyey liverpool guul hadana kama dhina inay sidaas ku badinayso balse waa suuro gal caawo kale inay sidaas dhacdo
Real madrid 3 liverpool 1
Sidoo kale wali kama dhina in sidaas madrid ku adkaan karto balse waa waxa aan caawa filan doono madrid ayaa badanaba dhalisa finalka goolal badan caawana wax walba waa laga filanaya
Real madrid 1 vs Liverpool 0
Natiijadan waa tan ugu macquulsan uu final ku dhamaado waxana xasuusana xagaagi hore chelsea iyo man city inay kusoo idlaatay 1:0 oo guushu ku raacday kooxda blue
Tags:
Horyaalada yurub
