Leo messi oo arimo badan ka sheekeyey finalka banzema iyo cida leh balland,or


leo messi 

Leo messi oo arimo badan ka sheekeyey finalka banzema iyo cida leh balland,or


Leo messi ayaa shalay galab tababar la qaatay xulkiisa kaas oo isugu diyaarinayaan finalka koobka finalissima kaas oo loo qabto labada wadan ee kusoo kala guulaysta koobabka euro iyo south america cup waxayna ku ciyaarayan garaankka wembaly ee wadanka england 

Leo messi ayaa record fiican ku leh garoonkaswaxa uuna ku qaaday champions league sandki 2011, xulka talyaaniga ayaa iyagana sanadki 2020 ku qaaday euro 

Leo wax macno ah u samayn mayso hadii u ku guulaysto koobka balse waa inuu diirada saara laacibka koobka aduunka e lagu qabanaayo qatar

leo messi muxuu ka yiri naftiisa

Dhamaanteen waxaan wada ogsoonahay in leo u sanad xun ku qaatay kooxda psg balse messi ba hadlay wuxuuna yiri'sanadka wuxuu ahaa mid adag balse sanadka danbe waxaan so celin doona wixii nayga bartay 

leo messi on benzema

Laacibka 7 mar ku guulaystay abaal arinta balland,or ayaa yiri ma jirto cid kaga xaqleh benzema sanadkan benzema ayaa u cadcad abaal marinta kadib markii uu ku guulaystay champions league

 

 


Previous Post Next Post

Contact Form