Champions league 2021/2022
Waxaa gabi ahaanba soo afjarmay horyaalka yurub waxaan ku guulaysatay kooxda Real madrid Hase ahaate waxa jirta dhowr ciyaartow oo bandhig fiican sameeyey. Runti Real madrid Mahaan wax Hal ama labo lagu soo koobi karo waxayna soo martay wado adag Si ay u noqoto champions waxaan kula wadaagin dhowr xiddig oo bandhig fiican sameeeyey
- K.Benzema laacibka ugu fiican waqtiga Ayaa qaadanaya waqti qurux badan wuxuuna Madrid ka saaciday inay sanadkan qaado dhowr koob o waweyn balse taas waxaa si dheer in bensema uu yahay kan ugu waxqabadaka fiicana marki shaqsi shaqsi laysku xisaabiyo bensema ayaa ah laacibka ugu goolasha badan Tartanka champions league sanadkan wuxuuna dhaliyey 15goal goolasha badana wuxuu ka dhaliyey kooxo waweyn kariim Ayaa u cad cad abaalmarinta ballon'dor
- P.fernandez laacibka xulka qaranka Portugal Ayaa liiskan kasoo muuqday wuxuuna noqday laacibkan ugu caawinta badan Tartankan sanadkan Tiro dhan 7 Pruno kooxdisu ma ausan qaadan waqti fiican sanafka iyo kuwii ka horeeyey balse waa xiddig cajiiba runti kooxdu samayn bay kugu yeelanaysa Haday fiican tahay adna markaas waad ficnaan balse Hadii xiligu ku xunyahay adna waad la xumaan
- T.courtois Laacibka heerka caalami Ayaa isna ku raaxaysana waqti fiican ee kooxdisa iyo shaqsi ahaantisaba waana boortaha ugu badnaadinta badan Tartankan waxaana la xasuusta Habbenki chelsea iyo Liverpool
- Vini Jr laacibkan Da,da yar aya dunida Tusay awoodisa sanadkan wuxuuna Real Madrid ku hogaamiyey Koobkasta ay qaaday sanadkan Balse Tartanka waa kan ugu Gasmada badan ama dribbling waana Tan ka saaciday inuu si fudud goosha kusoo Galo
- Marco verrati Laacibka heerka caalami ayaa isaga iyo kooxdisuba la dhibtoonaysa siday ku heli lahayn champions league Balse verrati ayaa lo diwaan galiyey laacibka ugu kubad khaladka badan ama tackles Yacni khaladku mahaan inu kubada khalday ee waxa weeye inuu kubada ka khalday kooxda kasoo horjeeda Si ay kooxdisu kubada u hesho
- K.Benzema laacibkan ayaa marlaabad kasoo muuqaday diwaanka dhacdada Tartankan wuxuun markale noqday laacibka ugu shuutka badan waliba shuudkaso goosha ku adaaya shoot on target
Afarta xiddig ee ugu goolasha badan Tartankan sanadkan
- K.Benzema 15
- Lewanduzki 13
- S.Haller 11
- Salah 8
Ka arigti ahaan champions league sanadkan
Runti sanadkan wuxuu u wanaagsana kooxda Real madrid Waxayna si awoodleh kuso martay kooxo waweyn Nasiibku waa jira waa tii 86 man city kasoo noqtaye
Laacibka ugu fiican Tartankan ani ahn waxan u dooran laha goolahayaha kooxda madrid ee courtois kaas oo qaatay sanad qurux badan
Daafaca Cancello laacibkan Aya isku darsaday xirfad iyo caqli Taas oo ka saaciday in kulamada waweyn uu xitta isaga baacsado werarka
Kadka dhexe waxa jira dhowr ciyar yahan oo sanadkan so bandhigay ciyaar wanaag balse L.modric waa ka ugu fiicna
Weerarka K.Benzema shaki la,aan wa isaga waana kan noqon doona ballon'dor
Marwalba ay kooxi qaado koob iyaga ayaa ah kuwa ugu badan ee ugu fiican waana sababta ayba koobka u qaaday
Macalinka ugu fiicna pep Runti wa iga aragti duwanaann karta pep sanadka nasiib baa dhaafiyey ee awood ma dhaafin champions league
Garsooraha ugu fiicna C.Turpin waana garsoorihi finalka champions league
Kooxdi ugu fiicned shaki la,aan waa Real madrid
Tags:
Horyaalada yurub
