
Kooxda kubada cagta ee Real madrid ayaa ku guulaysatay horyaalka yurub markoodi 14 waxayna sidaas ku noqotay kooxdi ugu horeeysa ee gaarta 14 champion
2014 ayey ahayd markay jabisay kooxdi ugu horeysay ee gaadha koobkoodi 10 ee champions league
kooxda ugu goolasha badan champions league
Kooxda cadcadka ayaa gaadhay rikoor kale oo ah inay noqotay kooxdi ugu horeeysay ee dhalisa 1000 gool horyaalka
Madrid ayaa noqotay kooxdi ugu horeysay ee qaada 14 champions
kooxda madrid ayaa caawa rikoor kale dhigtay waxayna noqoatay kooxda ugu badan ee tartarkan ku guulaysta 14 jeerKooxdi ugu horeeysay ee saddex jeer oo xiriira ku guulaysata champions
Real ayaa rikoorkan gaadhay 2018 waxayna noqotay kooxdi ugu horeeysay ee saddex jeer hanata koobkan
2016 waxay ka qaaden Atlantico madrid
2017 waxay ka qaaden Juvantus
2018 waxay ka qaaden liverpool
Real ayaa min laba jeer qaraacday liverpool iyo atlatico madrid kulan final ah
kriim benzema ayaa ah kan ugu goolasha badan koobkan hada dhamadaay
2017 waxay ka qaaden Juvantus
2018 waxay ka qaaden liverpool
Real ayaa min laba jeer qaraacday liverpool iyo atlatico madrid kulan final ah
Laacibka ugu goolasha badan Tartankan
Cristiano Ronaldo ayaa ah kan ugu goolasha badan tartanka waxana uu u xisaabsan yahay kooxda Real madridkriim benzema ayaa ah kan ugu goolasha badan koobkan hada dhamadaay
courtios oo noqday boortihi ugu fiicna ee final ciyaara
xiddigana ayaa caawa liverpool u diiday gool waxa uuna fursado waadixa ka badbaadiyey moha salah iyo s.mane oo real khatar ku ahaa caawaSagaal laacib oo ku guulaystay 5 jeer champions league
- Benzema laacibka ayaa caawa waxay u ahayd habben farxadeed madaama uu u cadcad yahay abaal marinta ballond,or waxaana ka xigtay koobkan siday u badan tahay isaga ayaa qaadan doona bensema aya ku guulaystay shan jeer koobkana waana tiro le.eg inta ay barcelona ku guulaysatay
- kross xiddiga heerka caalami ayaa iska ku guulaysaty shan jeer koobkan
- modric ifiyaha madrid ay isna hantay caawa kiisi shanaad
- carvajal halyeeyga madrid ayaa isna ku guulaysty shanjeer
- isco laacibka kursigu qariyey ayaa isna caawa tariikh u ahayd shanjeer ayuu qaday
- bale laacibka kaydka saaxibka la noqday ayaa caawa hantay kiisi shanaad
- Marcelo kabtanka kooxda ayaa isna hantay shanjeer waana ninka Real madrid ugu koobabka badan
- casemero ayaa isna hantay kiisi shanaad
- nacho ayaa isna ku guulaystay shanjeer
Carlo ancelote oo noqday macalinka ugu badan ee koobkan qaada
macalinka kooxda real madrid ayaa caawa qaaday koobkiisa 4 wuxuuna sidaas ku dhaafay macalinkii hore ee real madrid zidani oo saddex jeer qaaday halka 2014 uu caawiye aha aan lo xisaabineen
kooxda ugu wayn kubada cagta
qofna shaki magelin doona arinkaas oo real ayaa ah kooxdi ugu fiicned ee kubada cagta ciyaarta waana kooxda keliye ee haysata club of century kooxda qarniga ma ogtahay
hadii kooxda real madrid ay ku guulaysto koobka inuu xidiig ka mid ah ku guulaystoreal madrid ayaa sanadka dusha ka soo martay koxihi ugu awooda badna caalamka waliba kuwaas oo ku jira waqtigoodi ugu fiicna balse kuwan ayaaba waxba laga qaban karin
ma ogtahay
kooxda ugu badan ee balland,or lagu qaado waa Real madridDaawo Dabaldegi madrid
Tags:
Horyaalada yurub