Angle di maria
Laacibka xulka qaranka argantina ee
de maria ayaa ka baxaya kooxda psg ka dib shan sano uu joogay paris
Waxaa lala xiriirinaya kooxda
juvantus oo u dhow qaadashada xiddigan
Dimaariya ayaa lagu tiriya jiilki
ugu fiicna ee waqtigan aduunka soomaray bandhigisa shaqsi bal aan eegno wax
qabadkiisi kooxda psg ee shanti sano lasoo dhaafay
Kulamada uu
ciyaaray 294
Goolasha uu
dhaliyey 91
Goolosha uu
caawiyey 111
Koobabka uu
hantay 18
Xigasho [mirror]
Bedelkiisa
Waana mane laacibka Liverpool iyo gnabry oo ka
tirsan munich
kooxda lagu naanayso hantida kubada cagta ayaa ilaa hada raadinaysa koobkoodi ugu horeeyey ee yurub wax walba waa ay samaysay xitaa kooxda waxay ay keentay kabirki wayna ee messi balse isagii baaba ku fashilmay
hadaba balwataase kooxde maxay u baahan tahay origi ileen origi baaba ka koob badane marka koobabka yurub la joogo,
sanadka waxaa laga yaaba in uu baxo dheemanka france e mbappe kaas oo ku wajahan kooxda Real madrid waxaana macquul ah in sidii messi lookeenay CR7 Ronanldo isna kooxda lookeeno maadama kooxdi united ahayd xitaa khamiislay ay ku dhiban tahay inay u soo baxdo
