Wararka suuqa kala iibsiga
Waxaan wada ogsoonahay ina uu dhamaad ku dhow
yahay xili ciyaaredkan waxana la filaya sanadkan inay dhacaan saxiixyo waaweyn,
maxa yeelay dhowrki sano ee ugu danbeeyey dunida waxaa ka jira dhaqaalo yari waliba
dhanka kubada cagt ilaa saamaynti cudurka carano virus
Caawa waxaan kula wadaagaya dhowr ciyaartow oo qadraaskoodu dhacay kaas oo la filaayo inay faruqiyan kooxohada
Laacibka Manchester United iyo xulka qarankà France Ayaa la filaya inuu faaruqin doono gagada Altraford
Pogba ayaan wax heshiis ah u saxiixayn man United waxaana lala xiriirnaya kooxo badan oo ay ugu horeyso kooxdisi hore ee Juvantus iyo psg (fabrizio Romano)
Lewanduzki
Laacibka xulk qaranka Poland ayaa macsalaameyey tageerayasha kooxda bayern Munich kulanki ugu danbeeyey horyaalka Germany
Waxaana la qaxiijiyey in uu u sheegay ciyaartoyda kooxda inuu u dhaqaaqayo barcelona isagoo ku hadlaaya afka Poland
Lewanduzki ayaa barcelona la gaaray heshiis ilaa 2025 sida uu xaqiijiyey ( Fabrizio Romano)
Dybala
Laacibka xulka qaranka Argentina ayaa isna macsalameeyey tageeraya kooxda kuanki lazio
xiddigan lugta bixid ku xamaasha ayaa sanadihii u
dhexeeyey 2016-2018 loo malaynaayey bedelka laacibka psg ee messi kaas o wacdaro
k dhigay kooxda marwada duqda ah
balse dhaawacyo badan oo haleelay ayaa qaab ciyaaredki
xiddigan hoos u dhacay
Dybala waxaa la rajayn doona inuu u dhaqaaqo Kooxda Roma ama inter millan wararka qaar ayaa sheegay in Arsenal ay ku jirto helida Laacibka (Fabrizio Romano )
G.phillips
Laacibka xulka qaranka England ayaa dhamaaka xili ciyaaredkan ka baxaya kooxda leeds United
Waxaana lala xiriirnaya kooxda man city
Philips ayaa bedel u noqon doona halyeeyga city ee farnandinho kaas oo sanadkan ka baxaya kooxda (mirror)
Sadio mane
Laacibka xulka qaranka Senegal Ayaa lala xiriirinaya kooxaha psg iyo bayern Munich
Heshiis laacibka ayaa dhici doona 2023 Liverpool waxay heshay bedelkiisa
Psg ayaana ugu cad cad inay hesho xiddigan
Mane waa laacibka ugu fiican Liverpool waana xiddig aan dhaawac badneen
(Sports bild's)
Frenkie de jong
Xiddiga kooxda barcelona Ayaa ka tagi doona sanadkan waxaana durba heshiis la gadhay kooxda Manchester United qiimo dhan 70
Ten Hag macalinka cusub ayaa doonaya wiilkisi hore si uu ugu xoojiyo kooxdisa
De jong ayaa lo arka bedeka saxda ah ee pogba kaas oo kusii jeeda kooxda Juvantus (Telgraph)
