Tiago alcantara waa diyaar kulanka finalka


Tiago alcantara

Laacibka kooxda liverpool ayaa la filaya inuu ku soo bilowdo kulanka habbeenka finalka ee madrid laacibkan ayaa shaki la galinaayey taam ahaanshihiisa madaama uu dhaawac uga baxay kulanki wolves  macalinka kooxda liverpool ayaa xaqiijiyey inuu uu diyaar u yahay xiddigan kulankan    Maxay uga dhigan tahay liverpool Taam ahaanshihiisa   kooxda liverpool ayaa aad ugu saraysan dhanka weerarka marka loo eego khadka dhexe  liverpool ayaa ku ciyaarta saddex dhexe labo kamid ah waa burburiyayaal halka tiago u yahay qaybiye  haddi la waayo alcantara waxaa khasab ah inay liverpool ku ciyaarto saddex burburiye  balse helida macalinka ayaa liverpool kasaa cidi doona wax badan    liverpool vs real madrid


Laacibka kooxda liverpool ayaa la filaya inuu ku soo bilowdo kulanka habbeenka finalka ee madrid laacibkan ayaa shaki la galinaayey taam ahaanshihiisa madaama uu dhaawac uga baxay kulanki wolves 

macalinka kooxda liverpool ayaa xaqiijiyey inuu uu diyaar u yahay xiddigan kulankan 

 

Maxay uga dhigan tahay liverpool Taam ahaanshihiisa  

kooxda liverpool ayaa aad ugu saraysan dhanka weerarka marka loo eego khadka dhexe 

liverpool ayaa ku ciyaarta saddex dhexe labo kamid ah waa burburiyayaal halka tiago u yahay qaybiye 

haddi la waayo alcantara waxaa khasab ah inay liverpool ku ciyaarto saddex burburiye 

balse helida macalinka ayaa liverpool kasaa cidi doona wax badan 

 


liverpool vs real madrid final


 


Previous Post Next Post

Contact Form