liverpool vs Real madrid
liverpool vs real madrid
labada koox ee isugu soo haray kama danbaysta horyaalka yurub ayaa caawa ku
balansan magaalada paris
kahor kulanka waxaan
kula wadaagaya dhowr arimood oo kulankan ka dhaca let's
- Liverpool iyo Real madrid waa
markoodi saddexada ay ku kulmaan final. liverpool ayaa 1981
qaaday halka Real madrid qaaday 2018
- liverpool waxay u socota inaya
qaado horyalkeedi 7aad ee yurub halka madrid ay doonayso keedi 14 waana
kooxda ugu qaadista badan koobkan
- Real madrid 10kii sano lasoo
dhaafay waxay ku guulaysatay afar champions league
- Liverpool waxaay ku guulaysatay
10ki sano lasoo dhaafay 1mar waxayna final timid 3 mar oo kan caawa ayaa
saddex ku ah
- jurden klopp macalinka kooxda
liverpool ayaa real madrid wajahay 9 kulan waana macalinka ugu badan ee
Real wajaha horyaalka yurub balse wuxuu haystaa qiimayn liidata (33%) (D2
L4 3W)
LINEUP MACQUULKA AH
LIVERPOOL XL
ALISON
ARNOLD -VANDIJK -MATIP-ROBERSON
HENDERSON-FABINHO-KEITA
MOHA SALAH-MANE-LUIZ DIAZ
Macalinka kooxda liverpool ayey u badan tahay inuu kulanka ka taxadiro madaama safkiisa aya kala dhimeen oo uu shaki ku jiro alcantara walow uu xaqiijiyey inuu ciyaaro balse waa qayb uun ciyaaridiisa
klop ayaa goolka kusoo bilowi doona alison halka
daafacyadu yihiin arnold vandijk matib iyo reborson kuwaas oo ah shaxda uu
marwalba adeegsado klop
dhanka khadka dhexe
fabinho handerso iyo keita ayaa loo badinaya inay kusoo bilowdan halka
ancantara bedel uu ku imanayo
weerarka sida cad diaz
ayaa u muuqda mid klop kalsooni wayn ka helay oo wuxuuba durba ka horeeya jotta
iyo firminho moha salah iyo mane ayaa wehelin doona
REAL MADRID XL
COURTIOS
CARVAJAL -ALABA -MILITO -MENDY
CASEMERO-KROSS
VELVERDI-LUKO MODRIC-VINI JR
BENZEMA
Karlo anceloti marnaba
wax isbedel ah kuma samayn doona shaxdiisa oo velverdi waa dookha koowad halka
rodrygo uu bedel ku imaan doono
sida iska cad waxaa
goolka ilaalin doona ninka dheer ee courtos waxaana ka horeeya carvajal miloto
alaba iyo mendy
khadka dhexe waa meesha
lagu kala dheerayn doona caawa o ay real ku xoogwayn tahay waana casemero kross
modric
dhanka weerarkana waa
velverdi jr iyo benzema
