Kooxda barcelona ayaa doonaysa inay 50% dhinto mushaharka laacibiinta si looga caawiyo dhaqaalaha kooxda
Barcelona ayaa sanadkan ku jirta xaalada dhaqaale xitta waxay fasaxaysa qaar kamid ah laacibinta kooxda kuwooda waweyn
barcelona ayaa xisaynaysa laacibka bayern munich liwanduzki kaas oo lagu qimeeyey 40m
Sadio mane laciibka kooxda liverpool o dhowan sheegay inuu ka tagaayo kooxda ayaa haysta afar dookh waxaana u banaan inuu ku biiro
- Bayern munich oo u cad cad laacibkan
- psg oo xisanaysa
- real madrid
- iyo inuu si joogo kooxdisa
Kooxda Real madrid ayaa helaysa 130m kadib ku guulaysiga koobka champions league
Paul pogba ayaa hal talaabo u jira inuu ku noqdo kooxdsi hore ee juvantus
pogba ayaa horaanti kaga so biiray juvantus kooxda man united waana marki marki labaad uu kooxda kusoo noqonayo
Gattusa ayaa ku dhow inuu noqdo macalinka cusub ee kooxda velancia
laacibkan ayaa horey usoo noqday macalin kooxda AC millan
Tags:
SUUQA CIYAARHA




