Kylian Mbappe oo baacinaya 14 ciyaaryahan waxana ku jira macalinka kooxda

 
Kylian Mbappe oo baacinaya 14 ciyaaryahan waxana ku jira macalinka kooxda

Kylian Mbappe ayaa lagu so waramaya in uu baacin doono qaar kamid ah ciyaartoyda kooxda 

mbappe ayaa usbuucyo kahor saxiixay qandaras waxaana ka mid ahaa heshiiska inuu amar u leeyahay inuu bedelo macalinka iyo lacibiinta 

wararka qaar ayaa sheegaya inuu baacin doono 14 xiddig uu kamid yahay macalinka kooxda iyo laacibka wayn ee neymar jr sida ay qorayso majalada {Daily Mail}

Real madrid Ayaan ku fashilantay inay hesho xidigan balse usbuuc kadib qandarskiisa real ayaa qaaday horyaalka yurub

Kubada cagta runtii sanadadan danbe waxay isku badeshay lacag halka waqtigan kooxda barcelona la dhibtoonayso dhaqqale daro 
Previous Post Next Post

Contact Form