DEG-DEG AC millan oo lo diiday xidig ka ciyaarha horyaalka talyaaniga

 

DEG-DEG AC millan oo lo diiday xidig ka ciyaarha horyaalka talyaaniga

Kooxda AC Millan ayaa laga diiday dalab ay ka gudbisay laacibka kooxda As Roma ee N.Naniolo  waxayna millan soo bandhigtay qiimo dhan 25m iyo sealemeakers

Laacibkan ku xamaasha lugta bidix ayaa sanadkan qaabciyareed fiican so bandhigay  

millan ayaa doonaysa inay ku xoojiso werarkeda kadib markii ay ku guulaysteen horyaalka talyaaniga waxayna xooga saari doonan champions league ay mudo ka maqnaayen 

N.Naniolo ayaa sanadkan dhaliyey 8 gool iyo 6 caawin 48 kulan uu ciyaaray wuxuuna roma ka saaciday hanadashada koob iyo inay u soo baxdo europe league xagaaga danbe 


Previous Post Next Post

Contact Form