Wararka suuqa kala iibsiga mane oo go,aankisi kusi adkaystay man united o fasaxaysa wanbisaka chelsea+barcelona

Madaamada uu furmi rabo suuqa kala iibsiga waxay koox kasta heshiis lasii gashaa laciibka ay donayso waxaana jira ciyaartoy waweyn oo sanadkan kooxodaha farujindoona 

  • frankie de jong
Wararka suuqa kala iibsiga mane oo go,aankisi kusi adkaystay man united o fasaxaysa wanbisaka chelsea+barcelona

Laacibka heerka caalami waxaa si aad u ah u doonaysa kooxda man united waxaana xidigan raba mcalinkiisi hore ee huge den balse wali dalab rasmi ah kama gudbin xiddigan ayaa lagu qimeeyey 75m

  • Dalot

Daafaca midig ee kooxda united ayaa xiddigan saxiix ka saxiixaysa waxayna united fasaxaysa wanbisaka oo macalinka dookhisa ahayn 

  • sadio mane 
Wararka suuqa kala iibsiga mane oo go,aankisi kusi adkaystay man united o fasaxaysa wanbisaka chelsea+barcelona

laacibka xulka qaranka ee senegal ayaa liverpool u sheegay inu baxayo waxaan isla markiiba qorshaha soo gashay kooxda bayern munich oo raadinaysa bedelka liwanduzki oo ku sii jeeda barcelona bayern ayaa 30m uso bandhigtay liverpool balse liverpool ma aqbalin dalabkaas o waxay rabta 40m heshiis kaasna mar dhow waa lagu kala bixi doona 

  • Bissouma 
Wararka suuqa kala iibsiga mane oo go,aankisi kusi adkaystay man united o fasaxaysa wanbisaka chelsea+barcelona

Laacibka sida wayn lo xisaynaayo ayaa kooxda brighton u sheegay inuu baxaaya sanadka waxaana doonaya kooxa badana manoco oo u aragta bedelka tchouameni oo kusii jeeda midkood Real ama psg 

  • Gattuso
Wararka suuqa kala iibsiga mane oo go,aankisi kusi adkaystay man united o fasaxaysa wanbisaka chelsea+barcelona

Laacibki hore xulka azurri iyo kooxda millan ayaa u dhow u qabta shaqada macalinimo ee kooxda velencia gattuso ayaa hore usoo qabtay kooxda millan 

Previous Post Next Post

Contact Form