Xulka qaranka wales ayaa u soo baxday koobka aduunka mudo kadib 64 sano ay ka maqneen
xulka wales ayaa sanadki hore wacdaro ka dhigtay koobka euro waxayna doonaya inay sanadkan meel fiican ka tagaan
gareth bale ayaa aad ciyaara marka qaranka la joogo halka naadiga ayba sanadkan si xor ah u fasaxeen
Leo messi ayaa caawa dhaliyey shanka goal ciyaar hada socota wuxuna messi usbuuc ka hor sheegay inuu so celin doona qaab ciyaaredkisi
messi ma ahaan marki ugu horeysay ee u dhaliyo 5 goal waxaana ugu horeeyey kooxd bayern leverkusen sandkii 2012
kooxda chelsea ayaa ku dhow ozman dembele kaas oo lagu helaayo si xor ah
waxaana xisaynaya laacibkan kooxo badan madaama u yahay xor waxana kamid ah psg liverpool
Tags:
SUUQA CIYAARHA

