RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich / anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa /chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

Laaibkii hore ee kooxda madrid iyo gunners ee mesut ozil ayaa ka tagaaya kooxda uu hada qandaraska kula jiro ee fenerbahce kadib markii uu joogay 18 bilood 

Ozil oo lagu tiriyo khadka dhexe caalamka soo mara ayaa waqtigu herdinaya
 waxaana fashalkiisa sababay kadib dhacdadii islaamka ee china markuu u dooday islaamka ayeyy arsenal ganaaxday kadibna kooxda ayuu isaga tagay 

RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

Laacibka kooxda liverpool ee sadio mane ayaa ku dhawaaqay usbuuc ka hore inuu ka baxaayo kooxda 
mane ayaa dalabaad ka helay kooxaha ugu waweyn caalamka wuxuuna u muuqda mid ku biiraya kooxda asanka ee bayern munich 

RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

Romelu lukaku ayaa doonaya inuu dib ugu noqdo kooxda inter milan wuxuuna go,aan saday inuu u dhaqaqo dhankaas kadib fashil ku yimid qaab ciyaaredkiisa 

chelsea ayaa go,aamin doonta hadii ay fasaxayso iyo in kale wuxuuna ugu fadhiya qiimo dham 115m 

Kooxda blue ayaa inter ka rabta marka hore lacag dhan 20m kadibna 60m oo waxay leeyihiin ciyaar ciyaar ku fasaxi mayno 

RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

Antonio Rudegir ayaa si ramsi ah ugu biiray kooxda Real madrid isagao kooxda chelsea kaga baxay beeca xortaha ama si bilshaas ah
Real ayaa la gaadhay laacibkan heshiis 3 sano ah kaas oo ku eg ilaa 2025

RASMI: Mane waa xiddig Bayern munich anonio rudiger iyo qaar kamid ah xogta suuqa chelsea oo dalabkeeda la aqbalay

kooxda arsenal ayaa hal talaabo u jirta inay hesho laacibka kooxda leicester city 
arsenal ayaa dalab dhan 25m ka gudbisay laacibkan waxaana dhima in heshiiska la dhameeyo 

Lawadaag saxibada adigo o shere gareynaya 
Previous Post Next Post

Contact Form