kariim benzema oo ku guulaysaty goolki ugu quruxda badna tartanka champions legue

 

kariim benzema oo ku guulaysaty goolki ugu qurucda badna tartanka champions legue


Laacibka Heerka Caalamai Ayaa ku guulaystay abaal marinta goolki ugu quruxda badna goolkas wuxuu ka dhaliyey kooxda chelsea kadib caawin uu ka helay laacibka heer brazil e vin jr 

Chelsea ayaa soonoqod samaysay balse kuma filnaan inay soo gaarto semi-final

kariim benzema ayaa sanad qurux badan qaatay wxuuna u cadcad yahay abaal marinta ballond,or

runtii wax tartan ah kala kulmi maayo ciyaartoy kale waxaana ugu dhowa moha salah balse farqiga waxaa bedelay goolki vini jr 

sidoo kale benzema ayaa ku guulaystay laacibka ugu fiican champions league sanadkan 

 


Previous Post Next Post

Contact Form