Messi oo mar kale aduunka tusay mucjiso kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Laacibka heerka caalami ayaa xalay ka yaab saday qof kasta oo daawanaya ciyaarti kadib markii u soo bandhigay ciyaarihisi iyo wixii horaanti looga bartay 

argentine ayaa si sahlan dhulka ugu qaraacday xulka talyaaniga oo kadib hanashadii euro ku fashilmay inay usoo baxaan koobka uduunka

xulka qaranka argentina ayaa goal ka kowaad la hormartay waxaa u dhaliyey l.maritinez ilsa qaybtii horaba waxaa goal kale oo qurux badan ugu shubay angle dimaria 

dhamaadki ciyaartana waxaa goal ka saddexaad u dhaliyey laacibka ay intaba kaamirada qaban waayadan ee dybala xasuusnow waxaa saddexda goal labo kamid ah caawiyey messi 

leo messi ayaa ku guulaystay laacibka koobkan kadib markii uu xalay so bandhigay qaab ciyareed aad usaraysa 

leo messi ayaa sanadkiisi ugu horeeyey ku dhibanaa kooxda psg balse wuxuu sheegay in qaab ciyaaredkisi uu soo celin doona waxana sababtay in qaab ciyareedkisa lumo waa cudurka covid19 oo ku dhacay messi sanadkii hore 

leo messi ayaa kooxda psg u dhaliyey 11 wuxuuna caawiyey 14 goal messi iyo xulkiisaba wali lama kulmin guuldaro 32  kulan ay ciyaaren waana mudoo dhan 3 sano 

qaadistan koobkan ayaa dhiira galin u ah messi iyo saxibadii waxayna isku diyaarinayaan qaadista koobka aduunka 

Halkan kale deg sawiro dheer ah free

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Messi oo mar kale aduunka tusay mucjise kale kadib finalki italy

Previous Post Next Post

Contact Form