Most Red card famous players
Waxaan kula wadaagaya
Lacibiinta ugu badan ee casaan qaatay ama roose waxana kasoo qadanayana 3
laacib kuwaas oo caan ka ah kubada cagta waana qaytii kowaad ilaa aan ka
gaarsin doono 100 laacib ee ugu badan ee qaata caasa let,s
- Rergio Ramos
Laacibka Heerka Caalami
ayaa liiskeena hogaaminaya kaas oo qaatay 22 casaan ama roose balse ramos mid
kasto kamid ah casaan kiisa waa u ku saxsana ilaa dhowr yar oo khalad cad
ah mooye waana sababta uu u yahay daafaca ugu fiican waqtiga badana wuxuu qaata
kulanka clasico da ah ramos ayaa la xusuusta habeenki uu si kas ah u qaatay
roose waxaana ku khasbay macalinka kooxda ee joze
- Roy Keane
Halyeeygi hore ee kooxda
manchester united ayaa lo diwaan galiyey 13 casaan wuxuuna ka mid ahaa ragii
maaliyada guduudan difaaci jiray ee hataan xitaa watford aan yac iska siin
karin roy ayaa aad ula xifaaltami jiaray lacibiinta waweyn
Tags:
XOGTA CIYAARAHA

.png)
.png)
