Wararka suuqa kala iibsiga ciyaaraha barcelona oo ku dhow liwanduzki de jong iyo manchester united

 
Waraka suuqa kala iibsiga ciyaaraha barcelona oo ku dhow liwanduzki de jong iyo manchester united

Kooxda kubada cagta ayaa ku dhow laaibka heerka caalami ee liwanduzki kaas oo sheegay inuu kooxda ka baxaayo  

Xidigan ayaa lagu heli karaa qiimo dhan 40m halka kooxda barcelona soo bandhigtay 20m balse heshiiskan wuxuu noqon doona mid mira dhala oo barcelona waxay helaysa liwanduzki 

kooxda chelsea aya hal talaabo u jirta inay hesho xidiga jules kounde durba blue ayaa heshiis afka ah la gaartay laacibkan 

kounde ayaa bedeli doona daafaci hore chelsea ee rudiger kaas oo u wareegay kooxda madrid heshiiskan wuxuu noqon doona mid lagu kala baxo mar dhow 

Macalinkii dhowaan ka tagay kooxda bayern munich ayaa xalay cagta mariyey wadanka croatia kadib markii u ku dhuftay 3:0 

Rafl frangick ayaa macalin u ah xulka Austria kaas oo xalay ku baashaly croatioa 
macalinka ayaa ku fashilmay shaqada kooxda united oo mudooyinka iska dhiban 

Barcleona ayaa man united u sheegtay inay heli karaa laacibka frenkie de jong xiddigan ayaa lagu qimeeyey lacag dhan 75m
 
kooxda barcelona ayaa dhaqaale daro so wajahday xitaa wakuwa garoonkeda kireenaya si uu dakhli uga soo galo 
Previous Post Next Post

Contact Form