maxay wargeysyadu ka yiraahden arinta lukaku

Lukaku ayaa si khasab ah u doonaya inuu ka baxo xagaaga kooxda chelsea wuxuuna doonaya inu ku biiro kooxda inter milan


Lukaku ayaa si khasab ah u doonaya inuu ka baxo xagaaga kooxda chelsea wuxuuna doonaya inu ku biiro kooxda inter milan 

kooxda chelsea ayaa shuruud hordhigtay kooxdi rabta laacibka waxayna sheegtay in hada lagu heli karo 20m oo hormaris ah kadib iibsiguna u ahaan doono 60m

lukaku ayaa aad ugu fashilmay sanadka kooxda buluuga isaga oo xitaa aflagadeeyey nidaamka kooxda iyo habka ay kooxda u ciyaarto taas oo ka liftay in kulamo la ganaaxo uu ka mid ahaa kulanki liverpool 

chelsea uma baahna runtii lukaku lukakuna uma baahna chelsea balse meesha waxaa taala in markii hore lukaku laga soo bixiyey laag dhan 150m chelsea ma doonayso inay khasaarto oo waxay rabta lacag 

laacibka waxa uu aad u jecel yahay kooxda inter milan o uu laqaaday horyaalka talyaniga sidoo kale wuxuu aha top goals horyaalka 

tottenham ayaa xiisaha ku jirta waxaana raba macalinkiisi hore ee Conte kaas oo ay isku so baxaan markay wada shaqaynayaa 



Previous Post Next Post

Contact Form