Xanta suuqa kala iibsiga Maanta

 
Xanta suuqa kala iibsiga Maanta

Kooxda man city ayaa diyaarinay inay dalab ka gudbiso laacibka kooxda leeds united ee kelvin phillips kaas oo noqon doona bedelka halyeeyga man city fernandinho 

Laaibka ayaa sidoo kale waxaa xisaynaya kooxda man united balse waxay u muuqata mid tartankan isaga hartay 

Xanta suuqa kala iibsiga Maanta


Laacibki hore kooxda liverpool Drik kuyt ayaa macalin u noqday kooxda ADD den haag oo ka ciyaarta horyaalka heerka labaad ee holand macalinkan  ayaa saxiixay hal sano oo qandaras ah 

Xanta suuqa kala iibsiga Maanta


Sadio mane ayaa sheegay in 60%-70% shacabka senegal aya jecel yihiin inuu kabo koxda liverpool 
isago hadlay ayaa yiri' waan ixtiraamaya shacabkayga waxay jecel yihiina waan u samayn 

Xanta suuqa kala iibsiga Maanta


Laacibka kooxda brighton ee pascal gross ayaa saxiixay heshiis cusub kaas oo ku eg ilaa 2024

laacibka ayaa xisaynaya kooxaha ugu waweyn horyaalka premiere league sida liverpool man united iyo chelsea 


Previous Post Next Post

Contact Form