Wax badan ka ogow heshiis laacibka cusub ee liverpool Darwin nunez



Werar yahanka reer Uruguay ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda liverpool  kadib markii u dhamaystay  heshiiski shaqsi ahaa

Werar yahanka reer Uruguay ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda liverpool  kadib markii u dhamaystay  heshiiski shaqsi ahaa 

wuxuuna ku baasay tijaaba caafimaadka eee xaruunta tababarka ee AXA  iyado ku qaraacday kooxda manshester united 

Nunes ayaa yimid Anfield kadib labo xili ciyaared uu ku sugnaa Portugal isago la joogay kooxda Benfica, Halkaas oo u ku dhaliyey 48 goal 85 kulan uu saftay Tartamada oo dhan 

22-jirkan ayaa sidoo kale 11 kulan u saftay xulka Qaranka  Uruguay kadib markii u saftay kulankiisi ugu horeeyey oo heer caalami bishii Octobar 2019

Darwin oo waraysi bixinayey ayaa liverpool ku tilmaamay koox wayn sidoo yiri aad baan ugu faraxsanahay inaan halka joogo 

Waxaan jeclaan lahaa inaan u mahadceliyo waalidkayga lamanahayga iyo wiilkayaga kaas oo i ah isha dhabta ah ee sharafta

Waa farxad inaan halkan joogo liverpool aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka qayb noqdo kooxda wayn 

Nunes kooxdisi ugu horeeysay ee u u safto waxay ahayd Atletico Penarol kadib markii uu u soo kacay Mar xalada dhalinyara nimada 

Intaas kadib waxaa uu dalab ka helay kooxda reer spain ee ALmeria kuwaas oo markaas ka ciyaarayey heerka Labaad isago waqti ku qaatay ilaa 2019-2022 kadib benfica ilaa hadaa oo liverpool ku biiray 

Sababtan ugu wayn ee aan   Halkan u umi  waa inaan ku guulayso koobab, badan laacibkan ayaa xiran doona lanbarka 27

Nunez ayaa noqon doona ciyaartoydi saddexad ee u dhasha wadanka Uruguay ee u ciyaara kooxda liverpool waxaana ka horeeyey Luiz Suarez iyo Coates

3 Comments

Previous Post Next Post

Contact Form