Horyaalka premiere leagu waxa uu biloowday 1992 waxaana ka horeeyey mid kale kaaso bilowday 1888
Maanta waxa uu haystaa maqaamka Horyaalka kubada cagta ee addunka ugu wanaagsan
Inkasta oo kooxaha ugu sareeya ee england ay ku adag tahay inay qaadan koobabka yurub hadana iyado sidaas tahay waa kan ugu adag ee kubad laga ciyaaro
Xaqiqooyin
Bilowgii premeire league 1992-1993
wadanka laga ciyaaro England
Ururka Asaasay the football Association (FA)
Xogta
Man united ayaa ah kooxda ugu badan ee ku guulaysatay Horyaalkan kii hore iyo kanba waxayna qaaday tiro dhan 20 jeer
Everton ayaa ah kooxda ugu badan ee ciyaarta koobka waxayna ciyaartay 166 xili ciyaared
Marxaladaha Premiere League
1888 | Magaciisi hore > Football League
1992 | Magacan ayaa lo bixiyey > Premiere League
1995 | Horyaalka ayaa laga dhigay 20 koox halka uu awal ahaa 22 Naadi
Meeqo Goal ayaa laga dhaliyey Horyaalka oo dhan
462 Kulan | 29,917 Goal ( 1992-2021)
Cel-celis Goolasha kulankasata | 2.64 halki kulanba
Xili ciyaaredki Goolasha ugu badan la dhaliyey (1992-92) Waana kooxda manchester city
Goolasha ugu badan ee hal xili ciyaared kooxi dhaliso 2017-18
Istaatiska Laacibiinta
> Gareth Barry Laacibka ugu badan ee ciyaaray horyaalka 653 kulan
> Allan shearer Laacibka ugu Goolasha badan Horyaalka 260
> Ryan Giggs laacibka ugu caawinta badan horyaalka 162
> Petr Cech Gool hayaha ugu shabaq ilaaska badan horyaalka 202
Istaatiska Kooxaha
> Kooxda ugu guulaha badan horyaalka Man united 703 Guul
> Kooxda ugu qasaaraha badan horyaalka Everton 414 Guul daro
> Kooxda Goolasha ugu badan dhalisay horyaalka man united 2,185
>Kooxda Goolasha ugu badan laga dhaliyey Everton
Xogta Kale
> Kooxda ugu badan ee hanatay horyaalkan man united 13 jeer
>kooxda saddexda mar ee isku xigta qaaday horyaalka man united waxayna sidaas samaysay labo mar
>kooxda horyaalka aan wax dhibic ah ku qaadin Man city waxayna ku qaaday +8 gool
Nidaamka horyaalada ingiriiska
Ururka Heerka
Premiere League 1
Championship 2
League One 3
League Two 4
National League 5
National League N/S 6
Kooxaha ugu badan ee ku guulaystay premiree league
Kooxaha Ciwaan
Manchester United 13
Manchester City 6
Chelsea 5
Arsenal 3
Blackburn Rovers 1
Liecester City 1
Liverpool 1
Dhacdadan waxaad ku arkaysa kooxda liverpool oo lo diwaan galiyey hal horyaal
1992 wixii ka danbeeyey liverpool waxay qaaday hal horyaal lakinse xusuusnow in liverpool ay haysato 19 Horyaal marka laysku daro labada horyaal kii hore iyo kan
Kooxaha ugu badan ee ku guulaystay Football League
Kooxaha Ciwaan
Manchester United 20
Liverpool 19
Arsenal 13
Everton 9
Manchester City 8
Aston Villa 7
Chelsea 6
Sunderland 6
Sheffield Wednesday 4
Newcastle 4
Blackburn 3
Huddersfield Town 3
Wolves 3
Leeds United 3
Preston North End 2
Burnley 2
Portsmouth 2
Tottenham 2
Derby 2
Sheffield United 1
West Brownwich 1
Ipawich Town 1
Nottingham forest 1
Leicester City 1
Tobanka Garoon ee ugu waaweyn
Kooxaha Magaca Garoonka
Man united Old Trafford
Arsenal Emirates Stadium
West ham Olmpic Staduim
Man city City of man
Liverpool Anfield
Sunderland Ellis Short
Chelsea Stamford Bridge
Everton Goodison Park
Tottenham White Hart lane
Southampton St mary's
kusoo biir Telagram keena

awooda horyalada yurub epl
ReplyDeletethanks
ReplyDeleteFaalo bixi adi
ReplyDelete